600 Deg-deg Daawo Video:- Beesha Hayaag Oo Si Adag Uga Hadashey Dilal Ka Dhacay Gobolka Cayn | khaatumo news online
dahabshiil

Deg-deg Daawo Video:- Beesha Hayaag Oo Si Adag Uga Hadashey Dilal Ka Dhacay Gobolka Cayn

Odayaasha waxgaradka Beelweynta Hayaag ayaa Ka hadlay Dilal Ka dhacay Deegaano kamid ah Gobolka Cayn, Sida Gocondhaale iyo Gudaha Caasimada Gobolka Cayn ee Buuhoodle

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 6)

  1. Yaab says:

    Asc
    Waxaan marka hore utacsiyeynayaa
    Dadkii wax gaadhaan iyo ehelkooda.
    Waxaan leeyahay abtiyaal iyo ilmaadeerayaal dulqaata gobi waa ta dulqaadatee.
    Axmed garaad waa dhulbahante, dhulbahante waa suugo soo raacda, dulqaata abtiyaal.
    Meeshaad naga xigtaan yaanu ka garanaa oo ka seexanaa ilaahay cadowgiina idiin ma jebiye
    Anagu cadow ma nihin laakiin waxaan noqonay dad aan isku xukumi karin sida muuqata.
    Dadkaa dabka markasta inaga dhex wada weynu ka guulaysan doonaa.
    Hayaag waxaan leeyahay waryaadhaheen war dadbaa ilaahay idinka dhigaya iska daaya waxan oo wiilashiina utaliya
    War dadka ammaan siiya Oo ka leexda ehelka iyo tolka.
    War arintaasi socon maysee maxaad raacdeen hayaag
    Ogaada haddaad gardarantihiin dagaalkana waa la idinkaga guulaysanayaa.

  2. Firdhiye says:

    cayn maahee waa buuhoodle
    cayn caynabaa u magaalo madax ah oo habar love baa leh

  3. Dablariday says:

    Labadan Beelood Ee Walaalaha Ee Wada Deggan Deegaanka Cayn Ha Ogaadaan In Midnnimadoodu Tahay Waajib, Tonnimda iyo Walaannimada Ka Weyn Rag Idinka Wada Dhintay….Waa Idinka WadaDhintay Dadkani, Cadaw Ayaa Jira Ee Wada ….Reer Hagar Ha Qaataan Raadinta Walaannimo …Fadlan Iskaashada Oo Yaan Dhexdiina Laga Faaidaysan…

  4. BERBERAAWI says:

    WAAR DHUL-MA-HANTOOW
    SIDAN ISU DHAAMA TOL IYO XIDID BAYNU NAHAYE
    INAABTIDAY OO DHABTA IGU HAYSAA OO JAAMAC SIYAADA AYAA IDINLA YAABTAY.
    @ buurdhaab.com

    • LAFARUUGAAWI says:

      WAAR DHUL-MA-HANTOOW
      SIDAN ISU DHAAMA TOL IYO XIDID BAYNU NAHAYE
      INAABTIDAY OO DHABTA IGU HAYSAA OO JAAMAC SIYAADA AYAA IDINLA YAABTAY.
      @ buurdhaab.com
      I’m MEANING XAASKAYGA




script>
Deg Deg Daawo:Oromadii Xamar Daganeed oo Dalbatay in Lasiiyo Meeqaam,
- Jul 5, 2020
Qowmiyadda Oromada ah ee ku nool magaaladda Muqdisho ayaa dalbaday in ay xaquuqdooda Matalaad ...
Daawo:Qosolka Reer Hargaysa Oo Habaar Aan Hore Loo Maqal Ku Habaaray Farmaajo Markii Qaadka La Joojiyay,
- Jul 4, 2020

DAAWO:;Soomaaliya iyo Shiinaha Oo Ka Wadahadlay Xidhiidhka Taiwan. iyo Somaliland,
- Jul 4, 2020
Madaxweynaha Soomaaliya iyo safiirka Shiinaha u fadhiya Muqdisho ayaa ka shiray xidhiidhkii dhawaan ay ...
Daawo:::Qaadwalle Yaashi Somaliland” Farmaajo Noo Fasax Qaadka Muuse waa Badhasaabe”
- Jul 4, 2020

Daawo:Sahro Halgan Oo Tidhi””Dhagax Ha Lagu Dilo Qofka Calanka Somalia Ku Dhex Xidha Somaliland”
- Jul 4, 2020
Hargaysa{ Khaatumonews }Fanaanada Sahra Halgan oo kamid ah fanaaniinta Beesha SNM oo la hadashay ...