600 Deg-deg Daawo Video: Warbaahinta laascanood oo tacsi tiraanyo leh u dirtay wariye hodan naaleye | khaatumo news online
dahabshiil

Deg-deg Daawo Video: Warbaahinta laascanood oo tacsi tiraanyo leh u dirtay wariye hodan naaleye

Guud ahaanba warbaahinta gobolka sool ayaa tacsi tiraanyo leh udiray Da rabbi naxariistii jano haka waraabiyee marxuumad wariye hodan naaleeye oo ku geeriyootey qarax ka dhacay magaalada kismaanyo gaar ahaan hotel cascaseey

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 4)

  1. Codka Kismaayo says:

    Dagaalka Ogadeen iyö Marexaan ka dhexeeya ayaa dhexdiis ku dhimatay.

  2. Hassan Hussein says:

    Allah yaa Raxmah Weriye Hodan Naleeye Somalia Gees ka gees ayey taabatay geerideedu Hodan.Waxay ahayd Saado Ali oo kale oo Dadkeeda iyo Dalkeena wax qab jirtay Somaliduna jeceshahay. Allah Janatul Fardoowsa ha ka waraabiyo Hodan iyo saygeeda

  3. Darwiishland says:

    Ina lilahi wa ina ileeh tajicuun
    It’s clear that this barbaric and criminal act has not place in our society I’m condemning all these kind of savage actions, we’re known as somali people who’s behind and support these evil 👿 peoples , somaliland is of the one key master whose support and funds the terrors operations in southern Somalia, Somaliland has long agreement with the terror back to 2008 that they’ve fully committed to support the terrors while they’re seeking to recognise as national.
    It’s sad that somaliland administration and their people to have these kind of hated with their follow somali peoples.
    I just want to advice those believes only way they’re could achieved their aim to become a independent government with the blood of innocents people have narrowed minded and these will not achieve what their aims are.
    Somaliland administration and the people of that region need to realised that one tribe can’t be a independent government to the rest of Somalia , if somaliland people have grievances with their follow Somalia’s, it’s better to come on negotiating table and solve what happens in the past not supporting terrorism and benefits the blood of innocent people.

    • LAFARUUGAAWI says:

      DHAR FIIQDO

      ENGLISH KAN AAN ISKU TOOSTOOSNAYN EE AAD ILAA SHALAY KU SOO CELCELINAYSO YAA KUU QORAY KOLLAY WAAD KA 😂😂😂😂😂 LAYDHISOO JEEL MAGNUUN BAAD U BAAHAN TAHAYE.

      DHAR FIIQ FIIQDO

      JE BENT ECTH GEK.

      AL MAGNUUN SAYAK LAAYA TAKHAJIL ILLAA YADRIB SAYA XIMAAR.

      NADAL YAHAY

      miyay mijir beel asqoobeen faqash.com




script>
Deg Deg Daawo:- Isimada Reer Borama Oo Ku DHawaaqay in Doorashada Somaliland Aysan ka Dhcay Dhulkooda,
- Aug 12, 2020

Ciidanka Somaliland Oo Weerar Culus Kala kulmay Ganacsade Reer Laascaanood ah,
- Aug 11, 2020
Ciidanka Somaliland ayaa caawa Weerar Ku soo qaaday ganacasade ay hore uga guben qaad ...
DAAWO:Faysal Cali Waraabe ‘Hawiyow Iska Saara Daaroodka Idinku Xukumaya Muqdisho’
- Aug 11, 2020

Daawo Sawiro:Deni Oo Si Yaab leh Loogu Soodhaweeyey Dalka Jabuuti,
- Aug 11, 2020
Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa siweyn loogu ...
XOG HOOSE:-Somaliland oo Doonaysa Inay Nabada Garaad Jaamac Garaad Cali Fashiliyaan,
- Aug 11, 2020
Xaalada guud ee deegaanka Buuhoodle ayaa ahaa mid dagan kadib markii dhexda u xidhay ...