600 Daawo Muqaalka Ama Qoraalka Akhri Oo Hadaadan Awoodin Fariintan inaad Wax Ka Qabato Share dheh oo Gaadhsi Walaalaha Kale Islamka ah, | khaatumo news online
dahabshiil

Daawo Muqaalka Ama Qoraalka Akhri Oo Hadaadan Awoodin Fariintan inaad Wax Ka Qabato Share dheh oo Gaadhsi Walaalaha Kale Islamka ah,

Jaamac Ismamcil Cawil iyo Maryan Ismaacil cawil Waa Wiil iyo Gabadh walaalo ah Waxaana la nool Aabohood Ismaacil Cawil Sugule oo ah Indhoole.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Sadexda Ruux iyo Hooyada Dhashay Shamis Bil Farax dhamaan tood waxay ku Nool yihiin Geedkan Hoostiisa oo kuyaal duleedka deegaanka widhwidh ee Gobolka Cayn,

Qoyskan ka Hor inta aysan imaan Geedkan Hoostiisa waxay ku noolaayen Baadiyaha Widh Widh waxayna lahaayen Wax aduunyo ah xoolo aan saas u badneen Xoolihiina waxaa ka Dhamaysay Abaartii dalka soo martay,

Reerkasta Masiibada Haleesha inbay leeg tahay Masiibada ku dhacday Qoyskan Dhibanayaasha ah waa mid lagu eegaayo in badan oo Caafimaad qabta.

Walaalaha Muxsiniinta ah Ee soomaaliyeed waxaa loogu baaqaya inay Gurmad Caafimaad iyo Mid Nololeedka Qoyskan lala soo gaadho oo il naxariiste lagu soo eego dhibanayaashan, ilaahay u gartay inay saas ahaadan iyana ku qanacsan Qadarta alle..

Shilamada aynu maanta Dar ilaahay usiino qoyskan Bari ayeynu Helana iyagoo inta ka miisan weyn islamarkaana wax aadan Filayn oo badan kaga noqon doona Difaac,

Walal Wixii Faahfaahin ah Kala Xidhiidh Sheikh cabdifatax Mohamed Cabdilaahi Kamid ah Culimada Widhwidh.

Tel +252 63-4983533 ama Hooyada Dhashay Ubadkan Shamis Bile Faarax Tell: +25263 4841467

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)




script>
Deg Deg Daawo:Oromadii Xamar Daganeed oo Dalbatay in Lasiiyo Meeqaam,
- Jul 5, 2020
Qowmiyadda Oromada ah ee ku nool magaaladda Muqdisho ayaa dalbaday in ay xaquuqdooda Matalaad ...
Daawo:Qosolka Reer Hargaysa Oo Habaar Aan Hore Loo Maqal Ku Habaaray Farmaajo Markii Qaadka La Joojiyay,
- Jul 4, 2020

DAAWO:;Soomaaliya iyo Shiinaha Oo Ka Wadahadlay Xidhiidhka Taiwan. iyo Somaliland,
- Jul 4, 2020
Madaxweynaha Soomaaliya iyo safiirka Shiinaha u fadhiya Muqdisho ayaa ka shiray xidhiidhkii dhawaan ay ...
Daawo:::Qaadwalle Yaashi Somaliland” Farmaajo Noo Fasax Qaadka Muuse waa Badhasaabe”
- Jul 4, 2020

Daawo:Sahro Halgan Oo Tidhi””Dhagax Ha Lagu Dilo Qofka Calanka Somalia Ku Dhex Xidha Somaliland”
- Jul 4, 2020
Hargaysa{ Khaatumonews }Fanaanada Sahra Halgan oo kamid ah fanaaniinta Beesha SNM oo la hadashay ...