600 Isimada Dhaqanka Ssc Oo Tacsi Udiray Labo Marxuun Oo Ku Geeriyoodey Shil Gaadhi Oo ka Dhacay Deeganada G-Sool | khaatumo news online
dahabshiil

Isimada Dhaqanka Ssc Oo Tacsi Udiray Labo Marxuun Oo Ku Geeriyoodey Shil Gaadhi Oo ka Dhacay Deeganada G-Sool

Qaar Kamid Ismada Dhaqanka Ssc Gaar ahaan Buuhoodle ayaa tacsi udiraya Labo Marxuun oo kala ah Faysal cali mass iyo Timajilic Cismaan cumar Oo maanta Galinkii dambe ku geeriyoodey Shil Gaadhi oo ka dhacay Agaagarka deeganka Xudun Ee gobolka Sool.

HALKAN KA DAAWO TACSIDA

Alle ha unaxariiste Shilkan gaari ayaa dhacay kadib Markii uu gaadhiga ay saarnayen labadasi marxuun ku jiray safar isla markaasina uu abaaro 2: Duhurnimo Ee Maanta Uu Qalibmay(Dhacay).

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)




script>
Deg Deg Daawo:Oromadii Xamar Daganeed oo Dalbatay in Lasiiyo Meeqaam,
- Jul 5, 2020
Qowmiyadda Oromada ah ee ku nool magaaladda Muqdisho ayaa dalbaday in ay xaquuqdooda Matalaad ...
Daawo:Qosolka Reer Hargaysa Oo Habaar Aan Hore Loo Maqal Ku Habaaray Farmaajo Markii Qaadka La Joojiyay,
- Jul 4, 2020

DAAWO:;Soomaaliya iyo Shiinaha Oo Ka Wadahadlay Xidhiidhka Taiwan. iyo Somaliland,
- Jul 4, 2020
Madaxweynaha Soomaaliya iyo safiirka Shiinaha u fadhiya Muqdisho ayaa ka shiray xidhiidhkii dhawaan ay ...
Daawo:::Qaadwalle Yaashi Somaliland” Farmaajo Noo Fasax Qaadka Muuse waa Badhasaabe”
- Jul 4, 2020

Daawo:Sahro Halgan Oo Tidhi””Dhagax Ha Lagu Dilo Qofka Calanka Somalia Ku Dhex Xidha Somaliland”
- Jul 4, 2020
Hargaysa{ Khaatumonews }Fanaanada Sahra Halgan oo kamid ah fanaaniinta Beesha SNM oo la hadashay ...