600 Daawo Video:Shacabka Garoowe iyo Barnaamjika Su’allaha Khaatumonews,com | khaatumo news online
dahabshiil

Daawo Video:Shacabka Garoowe iyo Barnaamjika Su’allaha Khaatumonews,com

Shabakada khaatumonews waxaa ay halkan idiin ku soo gudbinaysa muqaalka barnaamijkii su aalaha ee khaatumonews.comku bixiso lacag qofkii ku gulaysta jawaabta saxda ah ee la hor dhigo.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Barmaajikan todobaadkan waxaa uu idinka imaanaya garoowe waxaana soo diyaariyay wariye Liibaan Qaran kamid ah bahda khaatumonews,com

Kala Xirir Website-ka Email
khaatumooffice44@gmail.com

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 4)

  1. DAACAD says:

    Khaatumolaawe news muxuu lacagta ugala fogaadey dadkiisa iyo gobaladiisa?

  2. LAFARUUGAAWI says:

    Kkkkkkkkkjijij

    Dee waa Kastuumo faqash faqash

    KKKKK

    Bilaa edeb

    @ ciyaar dhaanto.com/somaliland

  3. dhoodaan says:

    hhhhhh ilma kastuumo dadkii lacagta idinku shubanayay ma waxaad garateen inaad lacagtii badh iska celisaan markad kariweydeen ardul duria fii jamhuriyatu somaliland hhhhhhhhhhh keep going

  4. Safiyo says:

    hore usocda aboowayaal khaatumo




script>
Deg Deg Daawo Muqdisho Oo Laga Furay Xaarun Lagu Iibiyo Ciyaalka
- Sep 20, 2020
Deg Deg Daawo Muqdisho Oo Laga Furay Xaarun Lagu Iibiyo CiyaalkaMagadalada Muqdisho ee Caasimada ...
Deg Deg Daawo Gaarad Jamac Gaarad Cali oo Lagu So Dhaweyey Degmada Boocame
- Sep 18, 2020
Waxaa Munasabada lagu So Dhaweynayey Garaad Jaamac Garaad Cali Kaa Qey Galay Qeybaha Kala ...
War Deg Deg Ah:-Raysal Wasaaraha Somalia Oo Hada La Magacaabay iyo Beesha u ka Soo Jeedo,
- Sep 18, 2020
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Maxamed Xuseen Rooble u magacaabay inuu noqdo ra’iisul ...
War Deg Deg Ah:15 Qodob Oo Dawlada Iyo Maamul Goboleedyadu Ku Heshiiyen
- Sep 17, 2020
Shir ay yeesheen Madaxda Dowlada Federaalka ah iyo Dowladaha Xubnaha ka ah oo uu ...
War deg deg ah:-Dawlada Turkiga Oo Wiil Buuhoodle Jooga U Qaadatay Samaynta Diyaaradaha
- Sep 17, 2020
Dawladda Turkiga ayaa shaacisay in Muwaadin Soomaaliyeed oo dhalinyarro ah laguna magacaabo Guuleed Adem ...