dahabshiil

maqal iyo muuqaal

Xaglo iyo Sabarey oo Labaduba Hada ah Baaga Muudo.

Waxaa Maanta Baraha Bulshada qabsaday Sawiro ay Buuhoodle ku so galen Madaxdii Hore Jabhadii SSC Xaglo Toosiye iyo Cali Sabarey, Xagto Toosiye Isago ahaa hogaamiyihii

Continue Reading »

Qeybta maqal iyo muuqaal

Daawo:Heshiis Ay Wada Galen Somaliland Denmark iyo Netherland

UK, Denmark iyo Netherland ayaa Somaliland la saxeexday heshiis lagu fulinayo afar mashruuc oo muhiim ah kuwaas oo qayb ka ah wajiga labaad ee SDF.

Continue Reading »

maqal iyo muuqaal Archives

Deg Deg:Dagaal Culus Oo Ka Dhex Qarxay Beelaha Hayaag iyo Hagar Deegaanka Horufadhi
- Jul 5, 2020
Dagaal Beeleed xoogan ayaa ka dhex qarxay beelaha Hagar iyo Hayaag oo mudooyinkii ugu danbeeyay Isku horfadhiyay deegaankaasi. Dagaalkan ayaa hada ka socda Deegaanka Horufadhi ee Gobolka cayn waxaana laga maqlaya ...
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa qasriga Madaxtooyada ee Gaalkacyo qaabilay Isimada Gobolka Mudug
- Jul 5, 2020
Gaalkacyo: 04 Luulyo 2020 : Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa qasriga Madaxtooyada ee Gaalkacyo caawa ku qaabilay Isimada Gobolka Mudug iyo Guddiga dhismaha Dekadda Garacad oo Madaxweynaha ...
Deg Deg Daawo::Dawlada Gambiya Oo Ku Gacan Seydhay Codsi Somaliland u Dirtay Oo Ahaa inay Aqoonsadan
- Jul 5, 2020
Dowladda Gambia ayaa si rasmi ah uga jawaabtay dalabkii Somaliland ee ku aadana inay u ictiraafto dal madax-banaan, isla markaana ay noqoto dalkii u horeeyay ee ku dhawaaqa aqoonsigaasi. Somaliland ayaa ...
Deg Deg Daawo:Oromadii Xamar Daganeed oo Dalbatay in Lasiiyo Meeqaam,
- Jul 5, 2020
Qowmiyadda Oromada ah ee ku nool magaaladda Muqdisho ayaa dalbaday in ay xaquuqdooda Matalaad ka helaan Gobalka Banaadir. Qaar kamid ah madaxda Qowmiyadda ayaa sheegay inanay macquul aheyn 40 sanno oo ...
Daawo:Qosolka Reer Hargaysa Oo Habaar Aan Hore Loo Maqal Ku Habaaray Farmaajo Markii Qaadka La Joojiyay,
- Jul 4, 2020

DAAWO:;Soomaaliya iyo Shiinaha Oo Ka Wadahadlay Xidhiidhka Taiwan. iyo Somaliland,
- Jul 4, 2020
Madaxweynaha Soomaaliya iyo safiirka Shiinaha u fadhiya Muqdisho ayaa ka shiray xidhiidhkii dhawaan ay yeesheen Somaliland iyo Taiwan. Qoraal ka soo baxay Villa Soomaaliya ayaa u dhignaa sidan. Muqdisho, 4ta Luuliyo, 2020: ...
Daawo:::Qaadwalle Yaashi Somaliland” Farmaajo Noo Fasax Qaadka Muuse waa Badhasaabe”
- Jul 4, 2020

Daawo:Sahro Halgan Oo Tidhi””Dhagax Ha Lagu Dilo Qofka Calanka Somalia Ku Dhex Xidha Somaliland”
- Jul 4, 2020
Hargaysa{ Khaatumonews }Fanaanada Sahra Halgan oo kamid ah fanaaniinta Beesha SNM oo la hadashay Warbaahinta magaalada Hargaysa ayaa ka hadashay dhalinayarada Calanka Soomaliya ku dhex xidha magaalooyinka Somaliland. Sahra SNM ayaa ...

Next Page »
Deg Deg Daawo:Oromadii Xamar Daganeed oo Dalbatay in Lasiiyo Meeqaam,
- Jul 5, 2020
Qowmiyadda Oromada ah ee ku nool magaaladda Muqdisho ayaa dalbaday in ay xaquuqdooda Matalaad ...
Daawo:Qosolka Reer Hargaysa Oo Habaar Aan Hore Loo Maqal Ku Habaaray Farmaajo Markii Qaadka La Joojiyay,
- Jul 4, 2020

DAAWO:;Soomaaliya iyo Shiinaha Oo Ka Wadahadlay Xidhiidhka Taiwan. iyo Somaliland,
- Jul 4, 2020
Madaxweynaha Soomaaliya iyo safiirka Shiinaha u fadhiya Muqdisho ayaa ka shiray xidhiidhkii dhawaan ay ...
Daawo:::Qaadwalle Yaashi Somaliland” Farmaajo Noo Fasax Qaadka Muuse waa Badhasaabe”
- Jul 4, 2020

Daawo:Sahro Halgan Oo Tidhi””Dhagax Ha Lagu Dilo Qofka Calanka Somalia Ku Dhex Xidha Somaliland”
- Jul 4, 2020
Hargaysa{ Khaatumonews }Fanaanada Sahra Halgan oo kamid ah fanaaniinta Beesha SNM oo la hadashay ...