dahabshiil

Kaydka Wararka

Deg-deg Daaawo Video:- Halkee Ayey Mareysaa Nabadeyntii Beelaha Hagar Iyo Hayaag

Beelaha hagar iyo hayaag oo colaado soo noq-noqdey ku dhexmareen deegano ka tirsan gobolka cayn ayaa lagu jiraa dedaal lagu nabadeynayo beelahaasi, waxaana deegaanada Ceegaag

Continue Reading »

Qeybta Kaydka Wararka

Deg-deg Daawo Video:- Beesha Hayaag Oo Si Adag Uga Hadashey Dilal Ka Dhacay Gobolka Cayn

Odayaasha waxgaradka Beelweynta Hayaag ayaa Ka hadlay Dilal Ka dhacay Deegaano kamid ah Gobolka Cayn, Sida Gocondhaale iyo Gudaha Caasimada Gobolka Cayn ee Buuhoodle

Kaydka Wararka Archives

Deg-deg Daawo;- Qurbajoogta Dhulbahanta Oo Ka Farxiyey Afuriyeyna Qoysas Danyar Ah Oo Kunool Gobolada SSC
- May 2, 2020
Qaar kamida qurbajoogta beelwaynta dhulbahnte gaar ahaan gobolka Sool ayaa deeq lacageed gaadhsiiyey qoysas danyar ah oo kunool Sool,Buuhodle Iyo Sanaag. HALKAN KA DAAWO MUQAAALKA https://youtu.be/byR6ufp3hl0
Deg-deg Daawo Video:- Beesha Wacays Aadan Oo Ciidankii Ugu Badnaa Ku Wareejiysey Maamulka Somaliland
- Apr 13, 2020
Ciidamo maleeshiyaad ku sugnaa deegaanka hurufadhi oo lagu sheegay in ay kasoo goosteen Jabhada SSC ayaa lagu wareejiyey Somaliland. HALKAN KA DAAWO https://youtu.be/GJynbADx8Y0
Somaliland Oo Durba Bilowday Dhaqan Galinta Heshiiskii Addis Ababa Ee Farmaajo, Abiy Axmed, iyo Muuse Biixi Wada Galen,
- Feb 26, 2020
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Horjoogaha Maamul beeledka Somalialnd Muuse Biixi Cabdi ayaa markii ugu horreysay ku kulmay magaalada Addis Ababa, ee caasimadda waddanka Itoobiya. Shir Albaabadu ...
Daawo:Hal Abuurada Laascaanood Oo Kulan La Isku Arkay Xalay Qabtay,
- Sep 19, 2019
Qaybaha kala duwan Dhalinyarada Magaalada Laascanood ayaa habeenimadii xalay si wayn u xusay sanad guradii 21aad ee golaha Abwaniinta Somaliyeed. HALKAN KA DAAWO https://youtu.be/Z0PNOyMFVa4
Daawo::Sooraan Oo La Weydiyay Ujeedka Kalmad Saamayn Badan Keentay Oo Dhawaan uu yidhi,
- Sep 19, 2019
Kalmad maalmihii u dambeeyay qabsatey baraha bulshadu ku kulanto oo uu yidhi majaajilaystaha caanka ah Ee Sooraan Ismaciil Ahaydna " Telefonka inaga kala go'aye markii dhawayd maxaad ilahayd" ...
Deg-deg Daawo Video: Warbaahinta laascanood oo tacsi tiraanyo leh u dirtay wariye hodan naaleye
- Jul 14, 2019
Guud ahaanba warbaahinta gobolka sool ayaa tacsi tiraanyo leh udiray Da rabbi naxariistii jano haka waraabiyee marxuumad wariye hodan naaleeye oo ku geeriyootey qarax ka dhacay magaalada kismaanyo gaar ahaan ...
DAAWO:-Xidig U Soo Baxday SSC Yaasmiin Tiina Oo Soo Saartay Hees Cajiib Ah Sool iyo Cayn,
- Jun 30, 2019

Daawo Muqaalka Ama Qoraalka Akhri Oo Hadaadan Awoodin Fariintan inaad Wax Ka Qabato Share dheh oo Gaadhsi Walaalaha Kale Islamka ah,
- Jun 28, 2019
Jaamac Ismamcil Cawil iyo Maryan Ismaacil cawil Waa Wiil iyo Gabadh walaalo ah Waxaana la nool Aabohood Ismaacil Cawil Sugule oo ah Indhoole. HALKAN KA DAAWO VIDEO Sadexda Ruux iyo Hooyada Dhashay ...

Next Page »
Deg Deg Daawo:Oromadii Xamar Daganeed oo Dalbatay in Lasiiyo Meeqaam,
- Jul 5, 2020
Qowmiyadda Oromada ah ee ku nool magaaladda Muqdisho ayaa dalbaday in ay xaquuqdooda Matalaad ...
Daawo:Qosolka Reer Hargaysa Oo Habaar Aan Hore Loo Maqal Ku Habaaray Farmaajo Markii Qaadka La Joojiyay,
- Jul 4, 2020

DAAWO:;Soomaaliya iyo Shiinaha Oo Ka Wadahadlay Xidhiidhka Taiwan. iyo Somaliland,
- Jul 4, 2020
Madaxweynaha Soomaaliya iyo safiirka Shiinaha u fadhiya Muqdisho ayaa ka shiray xidhiidhkii dhawaan ay ...
Daawo:::Qaadwalle Yaashi Somaliland” Farmaajo Noo Fasax Qaadka Muuse waa Badhasaabe”
- Jul 4, 2020

Daawo:Sahro Halgan Oo Tidhi””Dhagax Ha Lagu Dilo Qofka Calanka Somalia Ku Dhex Xidha Somaliland”
- Jul 4, 2020
Hargaysa{ Khaatumonews }Fanaanada Sahra Halgan oo kamid ah fanaaniinta Beesha SNM oo la hadashay ...