dahabshiil

Wararka

Deg Deg Daawo:Axmed Madoobe Ku Hanjabay In Loo Laaban Doono Burburkii iyo Mooryaan Nimadii 93-dii

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa ka qayb galay kulanka Madaxweynaha, Gollaha Wakiilada, Xukuuumadda iyo bulshada rayidka ”Hadaan sharciga iyo in Afartii sanaba

Continue Reading »

Qeybta Wararka

Daawo sawiro Naxdin Badan Alshabaab Oo Soo Bandhigtay Maydka iyo Hubka Askartii Galmudug ee Bacaadweyn

Waxaa sii kordhay khasaaraha dhimasho iyo dhaawac ee ka dhashay dagaalkii cuslaa ee shalay ka dhacay deegaan katirsan gobolka Mudug ee dhaca bartamaha Soomaaliya. Khasaaraha

Continue Reading »

Wararka Archives

Mahad Salaad Oo Kashifay Madaxweyne Qoor Qoor.
- Dec 1, 2020
Degmada Bacaadweyne ee Gobolka Mudug weerar shalay Alshabaab ku qaadeen waxay ku dileen shacab iyo ciidan kor u dhaafaya 40 meeyo. Gaadiid dagaalna (Tikniko) waa ku qabsadeen. Wadada Guriceel iyo Dhuusamareeb ...
Deg Deg Daawo Shacabka Buhodle Oo Tageeray Mushara Xildhibaan Ibraahim Diiriye Saleebaan
- Nov 30, 2020
Qaarkamid Shacaka Magalada Buuhodle Ayaa Tageeray Musharax Xildhibaan Dawlada Federaalka Soomaaliya Ibrahim Diiriye Saleebaan Dhacabka Ayaa Siweyn U Soo Dhawayey Mushaax Xildhibaan Dawlada Federaalka Soomliya Uugu cad cadev ...
Deg Deg::Itoobiya Oo Xidhiidhka U Jartay Dalka Koonfurta Sudan Sababta Ogow
- Nov 30, 2020
Dowlada Itoobiya ayaa caydhisay safiirkii dowlada koonfurta suudaan u fadhiyay magaalada adis ababa sida ay xaqiiyeen diblomaasiyiinta koonfur sudaan oo la hadlay wargayska sudans post oo ka soo baxa dalkaasi sidoo ...
Muuse Biixi Oo Aad ugu Faraxsan Talaabo uu Qaaday Farmaajo
- Nov 30, 2020
Siyaasiyiinta Isaaq marka ay timaado inay Soomaali inteeda kale ay siyaasadda wax kula qaybsadaan waxay isticmaalaan magacyadda Somaliland, reer waqooyi iyo Dirta waqooyi , Mararka qaarkood waa loo sadburiyaa oo waxa ...
DAAWO:;Sacuudiga oo Codsi weyn u diray Dawlada Turkiga
- Nov 30, 2020
https://www.youtube.com/watch?v=smUEHrWTbIY
War Deg Deg Ah:Alshabaab Oo Dagaal kula Wareegtay Deegaan Ay Gacan ku hayen Galmudug iyo Hubka ay qabsaden.
- Nov 30, 2020
Wararka ka imaanaya gobolka Mudug ee bartamaha dalka Soomaaliya ayaa sheegaya in saaka aroortii hore weerar culus uu ka dhacay deegaan ay gacanta ku hayeen maamulka ‘Galmudug’. Ciidamo aad u hubaysan ...
Deg Deg Daawo; Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa u yeertay danjiraha dalka Kenya Mudane Maxamuud Nuur Tarsan
- Nov 30, 2020
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa u yeertay danjiraha Jamhuuriyadda Soomaaliya ee dalka Kenya Mudane Maxamuud Axmed Nuur Tarsan iyadoo safiirka Kenya u fadhiya Soomaaliya fartay inuu la tashi ugu laabto dalkiisa. https://www.youtube.com/watch?v=UpkWQAwOVko&t=13s
Deg Deg Daawo; Soo madaxwaynaha DDS Mustaf muxumed omar Senterka Heegaale.
- Nov 29, 2020
Madaxwayne Dawlada Deegaanka Soomaalida Oo Lagu So Dhaweyey Santarka Domco Degmada Bookh Waxaa Halkaas Madaxwayanha Ku So Dhaweye Qaarkamid Ah Waxgaradka Deegaanka https://www.youtube.com/watch?v=PPP2kHrM2XY&t=2s

Next Page »
Muuse Biixi Oo Aad ugu Faraxsan Talaabo uu Qaaday Farmaajo
- Nov 30, 2020
Siyaasiyiinta Isaaq marka ay timaado inay Soomaali inteeda kale ay siyaasadda wax kula qaybsadaan ...
DAAWO:;Sacuudiga oo Codsi weyn u diray Dawlada Turkiga
- Nov 30, 2020
https://www.youtube.com/watch?v=smUEHrWTbIY
War Deg Deg Ah:Alshabaab Oo Dagaal kula Wareegtay Deegaan Ay Gacan ku hayen Galmudug iyo Hubka ay qabsaden.
- Nov 30, 2020
Wararka ka imaanaya gobolka Mudug ee bartamaha dalka Soomaaliya ayaa sheegaya in saaka aroortii ...
Deg Deg Daawo; Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa u yeertay danjiraha dalka Kenya Mudane Maxamuud Nuur Tarsan
- Nov 30, 2020
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa u yeertay danjiraha Jamhuuriyadda Soomaaliya ee dalka Kenya Mudane Maxamuud ...
Deg Deg Daawo; Soo madaxwaynaha DDS Mustaf muxumed omar Senterka Heegaale.
- Nov 29, 2020
Madaxwayne Dawlada Deegaanka Soomaalida Oo Lagu So Dhaweyey Santarka Domco Degmada Bookh Waxaa Halkaas ...