Deg Deg:-Xiisad Ka taagan Buuhoodle

War deg-deg ah: maamulka Somaliland oo damacsan in ay weerar ku qaadan magaalada Buuhoodle ayaa bilaabay dhaq dhaqaaq ciidan, halka ciidanka puntland dhowaan gaysay Buuhoodle iyo ciidamada SSC oo horay u joogay la geliyay heegan.

Dhankale waxaa jira Gudoomiyaha soomaalind Buuhoodle ugu magacaban oo wata maleeshiyaadso soomaliland aya laga hor istaagay inuu magalada Lasoo dhex maro ciidan iyadoo 4 dhinac ee magalada Caawa ay ciidamada Puntland iyo kuwa Ssc Magalada ku hareeraysan yihiin’

Goordhawayd Magalada Dhexdeeda waxaa ka dhacayay qoryaha waawayn kaaso la tijaabinayay, qoryo cusub oo dhawwaan soo gaadhay Jamhadda SSC

Wixi Faah faahina Goordhaw khaatuminews.com kalaoso

15 Comments