Deg Deg:-Maleeshiyaadkii Isaaq oo kala shakiyay iyo Nuux Taani oo iscasilad Gudbiyay

DEGDEG: ilo wareedyo xog,ogaal ah ayaa Sheegaya in Nuux Taani Muuse Biixi U gudbiyay Warqadii Is casilaada balse aanu Wali ka Aqbalin

warqada iscasilaad Ee uu gudbiyay ayaa Salka Ku haysa Maadaama ciidanka snm Si Aan La Qiyaasi Karin u kala Shakiyay lagana yaabo in ay dhexdooda ka Qaraxdo

Taani ayaa sheegay in aanu rabin magac xumo iyo Taariikh xumo intaa ka Badan Isla markaa à uu Rabo in uu shaqada ciidanka Farah ka Qaado

10 Comments