Deg Deg:-Axmed Karaash Oo Magacaabis sameeyay

Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa guddoomiyaha cusub ee gobolka Mudug u magacaabay Faysal Shiikh Cali Maxamed.

Madaxweyne Ku xigeenka Puntland Axmed Karaasha ayaa qoraal uu ku daabacay bartiisa gaarka ah ee Facebook ku yiri “Waxaan Guddoomiyaha gobolka Mudug u Magacaabay Mudane Faysal Shiikh Cali Maxamed”.

Magacaabista Axmed Karaash ayaa lagu baahin warbaahinta madaxtooyada, waxayna ku soo aaday xili uu jiro khilaaf u dhexeeya Madaxweynaha iyo Madaxweyne Ku-geenka Puntland.

24 Comments

  1. Срочный выкуп и срочная продажа квартир в Новосибирске: залоговые и ипотечные, неприватизированные, с долгами по ЖКХ и ФССП, с материнским капиталом, под арестами и с торгов, закроем за вас ипотечные и потребительские кредиты –

    выкуп квартир авито

  2. It’s really a nice and useful piece of info. I’m glad that you shared this helpful information with us. Please keep us up to date like this. Thanks for sharing.

  3. I have not checked in here for some time because I thought it was getting boring, but the last several posts are great quality so I guess I will add you back to my daily bloglist. You deserve it my friend 🙂

  4. Reer Khaatumo news waa cawaan.
    —————————————————-
    In ay Reer Khaatumo news cawaan yihiin waxa daliil idiinku filan, bal arka inta bilood ee ka beenta ku sheegta afhayeenka daarood ee afkiisa laga wis-wisayo ee suuska iyo cadayasho la”aantu kharibeen halkaa ku yaalo eega. Bal arka inta sawirka dabaabadda ciidanka qaranka Somalialnd meeshaa ka muuqdo. Bal arka inta sawir kale ay meesha ku iloobeen iyada oo aanuu jirin wax cilmiya iyo macna ah oo uu cidna uugu fadhiyo sida ciidamada argagixissa ah ee sheegta Khaatumo ama faadumo iyo sawiro kale oo ay ahayd in aanay meesha ku oolin wax dhaafsiisan ugu badnaan 2 ama 3 cisho, laakiin waxa meesha wax ku soo malmaluuqaa waa reer miyi ka arradan aqoon iyo xirfadda mihnadda saxaafadda.

  5. Hеllо аll, guyѕ! Ι know, my meѕsаge mаy bе toо sресifіc,
    Вut my ѕіѕtеr found niсе man hеrе and thеу mаrrіed, ѕo how аbout mе?ǃ 🙂
    Ι am 26 уearѕ оld, Isabеllа, frоm Ukrаіne, I know Еngliѕh аnd Germаn languages аlso
    Аnd… Ι have ѕpecіfіс disеаѕe, namеd nуmрhоmaniа. Ԝho knоw what iѕ this, саn undеrѕtаnd mе (bеtter to sаy it immediatеlу)
    Ah yеs, Ι coоk very taѕtу! and I lоvе nоt onlу сoоk ;))
    Ιm reаl gіrl, nоt prоѕtitutе, and looking fоr ѕeriоus and hоt rеlаtіоnshір…
    Аnуwау, уou саn find my рrofilе hеrе: http://macyckuro.ml/user/55313/

  6. Daawada Dhirbaaxada
    ———————————
    Axmad Karaash oo ahaa caqligiii ka danbeeyey fashilkii uugu horeeyay ee qabsaday kooxdii la baxday Khaatumo. Waa ninka ku taliyay in 3 madaxwayne oo ka mid qhqq loo sameeyo Khaatumo ama Faadumo sida uu qofba u yaqaano. Waa la wada ogaa fashilkii qabsaday waana kuwii saddexoodii kala yaacay ee qaar uu isagu ku jiro ay caymakii ku galeen dhankaa iyo Majeerteeniya ama Puntland, maantana waxa uu dadka la hor yim, in uu madaxwayne ka noqon doono gobalka Majeerteeniya Punland oo aan laga ogolayn in qof aan ka soo jeedin reerka uugu laandheeraysan Majeerteen uu ka noqdo madaxwayn, sidaa awgeed, bal idinku daawada fashilka iyo dhirbaaxada libaax ee dhawaan ku dhic doonta Karaash iyo cidii siisay taladaa xunba. Xigasho Adeero Xasan Maal

  7. Получить услуги и консультацию юристов можно как офисах компании, так и онлайн. Задайте вопрос по телефону, мессенджер WhatsApp или оставьте заявку на обратный звонок через форму обратной связи. Для проведения консультации юрист соответствующей тематики свяжется с вами в ближайшее время гражданский юрист консультация

Comments are closed.