Deg Deg:-Xildhibaanadii Dhulbahante oo Xamar lagu Qarxiyay Xog culus

Waxaa goordhaweyd Maqaaxi kutaal xeebta liido lagu qarxiyay xubno isugu jira siyaasiyiin xildhibaano sarakiil oo dhamaan ka soo jeeda Beesha Dhulbahante.

10 ka xildhibaan ee Beesha dhulbahante kumatala barlamaanka somalia iyo taliyaha booliska soomaaliya xajar ayaa lagu qarxiyay goobta iyago halkaasi ku shiraya.

khasaare dhimasho iyo dhaawac ayaa jira kaaso soo gaadhay ilaalada masuliyiintan

20 Comments

  1. I don’t even know the way I ended up right here, but I assumed this submit was good. I don’t recognize who you might be however definitely you are going to a well-known blogger for those who are not already 😉 Cheers!

  2. Until ku dhimatay allaah haw naxaristo inta dhawaca ahna ale haw sahlo kan kufarxayana allaah haka jaaza mariyo

  3. Anigaa goosan goor hore gibilkee hartina u gadoomin ee garoowe goof waa igu yaal

  4. Faruurow maxaa cadan ku geeyay, suuye Faduul.

  5. Adaa goostay hadba gees u carar,
    ee Garoowe goof makuugu yaal

  6. no comment !

Comments are closed.