War Deg-deg ah:- Xildhibaan Maxamed Abiib ayaa yidhi hada,

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

“Taliyaha Booliska Somaliland ayaa Igu yidhi cadowga Somaliland ayaad tahay wuxuu igu yidhi oo kale ma adaa Somaliland ah? , halkaan ku ahay cadaynteeda ayaa laga doonaya jananka?

Wuxuu igu yidhi iska tag anagaa shaadh ku le’eeg ku gelinayna oo naqaan halkan ku gaynayno?

Halkeed I gaynaysaa Taliye ma Moorganbad noqotay iyo kuwii dadka iska layn jiray ma filaayo inaad noqotay dal dumuqraadi ah ayaad ka shaqaysa, Shacabka aya kaala shaqeeya sugida amaanka.

Shacabka Somaliland iyo dadkii isoo doortay waxaan u sheegay hadii la I waayo waxa ka masuul ah Dabagale.”

Comments are closed.