Abaaro 4:30 hiirtii waaberi waxaa lagu qisaasay magaalada GAROWE marxuum Maxamed Cabdulqaadir oo loo haystay kiis dil ah oo uu u geystay bartamihii sanadkii hore
Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!Marxuum Bootaan Cawl,sida ay u xaqiijiyeen WarbaaHINTA xubno ka mid ah qoyska marxuumka saaka lagu fuliyay qisaas toogasho ah.
Qiyaasta waxaa fuliyay Ehelka marxuumkii hore Bootaan Cawl, Haddii Rabi idmo saacadaha soo socda waxaa la Aasi doonaa meydka marxuum Maxamed Cabdulqaadir oo saaka lagu qisaasay magaalada Garoowe.
Comments are closed.