Waxaa magaalada laascaanood maleeshiyada SNM oo kaa shanasa calooshood u shaqaystayaal Bahrarsame ah ay xidhen dhalinyaro beesha cali gari axmed ah.
Dhalinyarada la xidhay ayaa kamid ahayd xoogsatada magaalada laascaanood waxayna ka shaqeesan jiren dhismaha guryaha.
In ka badan 10 dhalinyaro ah ayaa u xidhan snm waxaana lagu eedeeyay inay kamid yihiin jabhada SSC.
Raga ka shaqeeyay xadhiga dhalinyarada ayaa lagu sheegay inay ka sok jeedan beesha bahrarsame
Comments are closed.