Jabhada SNM ayaa duulaan ku ah magaalada Buuhoodle xarunta Gobolka cayn halkaas oo saacadihii la soo dhaafay lagu daabulayay ciidamo.
Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!Buuhoodle ayaa snm dul dhigtay ciidamo cusub waxayna wada jabhada snm dhaqdhaqaaq cusub.
Wararka aan helano ayaa sheegaya in buuhoodle duulaankan lagu weeraraayo ay horboodayan xubno ka soo jeeda Buuhoodle.
Dhanka Kale Waxa Heegan Adag La Galiyey Ciidamada SSC Oo U Diyaar Garowgii Ugu Danbeeyey Kujira, Saacadaha Soo Socdana Waxa Laga Cabsi Qabaa Inuu Bilowdo Dagaal Qadhaadh Oo Lawada Sugayey Kaas Oo Ay Fooda Isku Darayaan Ciidamada SSC Ee Beesha Dhulbahante & Ciidamada Jabhada SNM Ee Beesha Isaaq.
Comments are closed.