Warar soo baxaya saacadihii u danbeeyay ayaa sheegaya in khilaaf ka dhex qarxay Madaxweyne Siciid Deni iyo Isimada Gobolka Nugaal.
Isimada ayaa ka caraysan boobka Siciid Deni iyo Axmed Madoobe ku sameeyeen kursiga Golaha Shacabka #029 ee Beesha Ciise Maxamuud oo laga soo doorto magaalada Kismaayo.
Suldaan Siciid Maxamed Garaase ayaa isaga baxay Garoowe halka Islaan Ciise Islaan Maxamed isna la sheegayo in uu ka baxayo magaalada.
Sidoo kale maalin ka hor waxa Garoowe isaga baxay Isimo uu hoggaaminayo Islaan Bashiir Islaan Cabdulle kadib markii Siciid Deni ka boobay kuraasta Golaha Shacabka ee Hop 198 iyo hop 199.
WAA QALDANYIHIN MAXAA KA GALAY KURESI JUBLAND YAALAH HADAY NAFLEEYIHIN CARQA GAROWE LAGU CABO IYO MANDORIYAHA KHAMRIGA WAX HA KA QABTEEN ISMKU WAA INUU KA HORTAGAA FUXSGIGA BELADA DHALINTA LAGU BAABIN WAX KA QABTA KURASTAN AAD KU ORDEEYSAAN IN HEBL LASIIYO WAXABA TARIMAAYO DAMEER BAA KURSI HELAY DAMEERNA WAA WAAYE
Tan dambe baa daran.
Soomaaliya waxaa ku soo arkay weligay ma rumaysteen hadaanan indhaha ku arkin.
Ilaah ka cabdi, xishood, waa laga tegay.
Ilaahow Soomaali xaqa tus oo quluubtoodana isku soo jeedi.