Sheekh Aadan Sunne iyo guud ahaanba qoyskiisii ayaa mudo laba cisho ah la raadinayaa ka dib markii lagala baxay gurigiisa ku yaala xaafada masalaha ee magaalada Hargeysa.

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

xubno u dhaw qoyska Sheekh Aadan Sunne ayaa ii xaqiijiyey in guriga loogu tagay gaadhigiisa oo kaliya Isla markaana ilaa hada la raadinayo halka ay ku danbeeyeen Sheekha iyo qoyskiisu oo ka kooban 13 qof.

ilaa hada waxa lagu raad joogaa halka ay ku danbeeyeen Sheekha iyo qoyskiisu.

Xigasho:Wariye Cabdiraxmaan Jumbo.

Comments are closed.