Madaxweyne Farmaajo ayaa maanta safar ugu baxay dalka Qatar, iyadoo wakhtiga safarkiisu uu kusoo beegmayo xilli Soomaaliya oo u ka jiro loollan doorasho.

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

Qatar waa dalka ugu weyn ee dawladda Madaxweyne Farmaajo garabka taageero u ah, marka ay noqoto arrimaha siyaasadda ee gudaha Soomaaliya.

Madaxweynaha ayaa lagu wada in uu dalkaas ka soo qaato lacagtii ugu badneen ee u doorashada ku galilahaa

Comments are closed.