Boosaaso:Madaxweynaha Puntland, Siciid Deni iyo Agaasimaha PFS [ EE Deni xilka ka qaaday] Maxamuud Diyaano ayaa lagu wadaa in ay goordhow oo maanta ah yeeshaan kulan koodii u horreeyey tan iyo dagaalkii ka dhashay xilka qaadista Agaasimaha.
Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!Kulankan ayaa sida la qorsheeyey ka dhacaya madaxtooyada, waana mid ay albaabadu u xidhan yihiin.
Is-aragga labada dhinac ayaa kamid ahaa waxyaabihii ay isku afgarteen Madaxweynaha iyo Isimada dhaqanka Puntland maalmo ka hor.
Comments are closed.