Dagaal ayaa ku dhexmaray magaalada Buuhoodle Ciidamada Booliska Puntland iyo Koox Khamrilayaal ah oo deegaanka Buuhoodle ka soo Jeeda.
Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!Dagaalkan ayaa ka dhacay Agagaarka dabaqa Agoonta Buuhoodle kaaso dhawaqa Rasaas shacabka Buuhoodle aad u maqlayan.
Khasaare dhaawac ayaa jira oo ka dhashay Rasaastan ay isku adeesaden Maleeshiyada Khamriya cabka ah iyo Ciidanka Booliska
Comments are closed.