Waxaa lagu kala kacay oo la isku fahmi waayay Shir nabadeedkii lagu waday inuu ka furmo magaalada Garoowe kaaso lagu dhamayn laha colaada Beelaha Ciise Maxamuud iyo Xasan Ugaas,

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

Is fahanwaaga ayaa yimid kadib markii Beesha Ciise maxamuud Ku dooday in ladumiyo oo isku mid laga dhigo Mgaalooyinka saaxmaygaag iyo Sangajabiye hadii kale ay wada Ahaadan labo magaalo.

Beesha Xasan Ugaas ayaa arrin ku tilmaantay mid nabadgalyo diid ah ee uusan ahayn wax lagu hadlo kadib markii beesha Xasan ugaas sheegtay in dhulkan uu kamid yahay Gobolka sool hadii la duminayo iyo hadii l kalana ay utaal dadka sool.

Beesha garoowe ayaa markii lagu kala kacay shirkaasi waxay ciidamo xoogan ka soo daad gureysay Garoowe iydaoo keentay Goobihii laga qaaday,

Dhanka kale Beesha xasan ugaas ayaa iyana Ciidamo xoogan ka soo daabushay garoowe iyadoo dib ugu soo celisay goobihii hore looga qaaday taaso cabsi weyn iyo dagaal hor leh laga qabo.

Comments are closed.