Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele ayaa shaqo ka joojin ku sameeyay Taliyaha ciidanka booliska Jabuuti Col. Cabdilaahi Cabdi Faarax.
Xogo aanu ka helnay Dawlada Jabuuti ayaa xaqiijinaya in shaqo joojinta taliyaha loo cuskaday khudbadii uu ka jeediyey taliyuhu Munaasibadii Aasaska ciidanka Somaliland 2 feb 2022 .
Xogaha aanu helayno ayaa intaa ku daraya in geele uu qorshaynayo in uu bedelo taliyaha magacaabana Taliye Cusub .
Lifaaqan hoose ka daawo muuqaalka khudbada taliyaha jabuuti ka jeediyey munaasibadii ciidanka SNM.
DAAWO:Madaxweyne Geele Oo Baaciyay Sarkaal Hargaysa ka jeediyay Qudbad Halis ku ah MidnimadA Somalia

4 thoughts on “DAAWO:Madaxweyne Geele Oo Baaciyay Sarkaal Hargaysa ka jeediyay Qudbad Halis ku ah MidnimadA Somalia”
Comments are closed.
khatumonews nacnacda an waxba ka jirin ee ad ka shekaysid somaliland iska joji ban ku idhi nacasyahow ninkanu mar horeba somaliland wu takay oo uku ma horeyso markasun bal aqli xumada maxa markas ba loku eryi wayay somaliland bad taktay bal kabadh baraha bulshada wayku jirta markas horene
khatumonews nacnacda an waxba ka jirin ee ad ka shekaysid somaliland iska joji ban ku idhi nacasyahow
ismacil kakama jojin karo ninka sarkalka ah somalilannd bad kudbad ka jedisay tas anu ku huba wayo de waxaqlikaba kalikartaba maha hadi anu danbikale kalin bal aqli xumadad warside mahubsadow qabilka mamasan ee u kaso jedo ismacil iyo allah ha unaxariste xassan guledba somaliland bay dagan doqonima ku hayse khadraxayna wa nag reer shekh isaxaqa hadi anu sheko kale oo sir ah oo u fafiyay anay ahayn
Khiyaali news.
Soomaaliya ma xamer iyo hargeysa ayaad u taqaanaa??
Ka khudbada akhriyaayaba waa soomaali. Ka socda wadan kaloo soomaali ah.
Qaarna ilaa hada 2022 gaalo madow oo buuryo qabyo ah ayaa
200 oo sano gumeysta. kuwaasina waa soomaali.
AMa shanta somaaliyeed isku keen ama halkaaga ka caacal.