Ciidamada Jabhada SSC ayaa Duleedka laascaanood ku qabtay Koox isaaq ah oo hubaysan kuwaaso mudooynkii danbe duleedka laascaanood ka guranaayay Dahab.
Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!Ciidamada SSC ayaa qabtay Gaadhi kooxdaasi wadatay Hubkii ay isku difaacaayen qalabkii ay dahabka ku guranaaye iyo afar nin oo labo isaaq tahay labana Dabalidhif Dhulbahante ah tahay.