14 thoughts on “Daawo:Laascaanood Oo lagu dhex Qaawiyay Naag Isaaq ah oo muqaal iska Duubtay intay Magaalada Timid,”
Gabadh abtigeed. Ama. Reer. Abtigeed. Soo siyaaratay. Ayaa. Rag. Iyo Dumas iskugu tageen. Rag. Ayaa. Gacanta. Ula tegey. Ceeb. Ka weyni ma jirto. Bal. Waa su.aale. Reer. Abtiyaasheedi ay. Utagtay. Maxay. Sharafa ay maanta. Ku noolyihiin. Gabadh abtigeed. Lugu hor qaawiyay. Soomaaliyeey. Haruu. Ma umaqasheen
Khiyaali news.
Waa gabadh yar kuwiina la mid ah.
Hadda kuwiinu sharaf iyo karaamo iyo qadarin ayey dadka ugu dhex noolyihiin.
Kuwa falka geystey iyo ka warka dhigaayaba waa daciif jaahilnimo iyo cuqdadi KU fogaatey.
Tusaale gabadhaas hadii ay ka dhalan laheyd boqortooyada MJ mar horaa la soo qixi lahaa.
Dadkuna kale gobsan.
Webkani waa kuwa munaafiqiintii Ayaadka quraanku ku soo degeen ee sida Xadiisiikii Ifki waa ruux buka oo maaha dhaqan Soomaaliyeed iyo mid Islamtoona in caruurta inta la afduubto in maryaha laga bixiyo oo weliba gabadh deegaanka ah.Gabdhuhu waa wax dadka u dhaxeeya oo aan beel gaar ah ama qolona noqonine ee meeshii calafku geeyo gaal iyo islaam weeye.Ninka Webkan qora iyo nimanka edebdarada sameeyey wax ha laga qabto haddii la rabo in bulshada laha badbaadiyo dadkan Suqujaanka ah ee Bilaa Diinta ah
Waxale shabakadan afnugal golayba waxase an kuweydiye khatumo segey somaliland iyo jaboutiba anaka xuguna wa nay ku noolyihin dumar dhulbahante ah wad ogtihino xamarna wale in anay melna idin wadahayn iyo farmajo tisiba lalita oo fal iyo sixir micinsanaya si u mesha uku jokto oday falalawi mesha u fadhiyo kolba kuwa sakhraminta ah ee an haben iyo malin miyay jodan kala kabtan la u ku yidhi afkuxoglayal ika noqda dibadaha waxa waxa kadanbeya wa ninka afnugal kusokala walahay hadi ay dhulbahante nakaka qabanwayan afnugaley wixi wajibkakan ku marinayna wanna lulu haysa cadaymo in ad lacag dortay oo ad tidhi inantayar qawiya
Reer laascaanood waa ceebayseen ilaahay hadin ceebeeyo dhulbahante
Maanta ka hor may dhicin inan yar oo Abti loo yahay meel lagu qaawiyay
War qoladiinan wax ku qorta web Kan waad na ceebayseen. Ethics ma lihidin, dhaqan celin baad u baahantihiin, dumarka Isaacq waa hooyoyinkeen iyo habaryaraheen. Marka shame on you guy’s.
gabadha rag iyo dumarba waa laysugu tegay nin baa dharka gabadha ka saarayaaaa Nin kalena wuxuu duubayaa cam ka
Ninbaa gabadha dharka ka saarayaa funaanad cad oo gacmo dheere ah sita bal eega gacmaga gabadha gacanta ka saaran iyo naagta la dagaalamaysa waa kala fuwan yihiin gabadha rag baa dharka ka saaray
dhulbanatahe yaan gabadh danbe oo isaaq ahi tegin meel ay degan yihiiin waaa maxay yibrahani hala joojiyo guurkooda yaaan laga guursan
Midgaha noocan ah yaan gabadh danbe u tegin
waaa maxay dagaaalkan yibruhu gabadha yare ee masaakiinta maxaa sidan loogu galay
Ha layaban magicisa dhanba la yidhahda nago laye waa nago laye

Adeer dumarku dadkay ka dhexeeyaan, Raggaa layska celiyaa , waxaa ka xishoo, gabdhaha qabiilkay yihiinba waa sharfan yihiin . SSC rag ayaa kaa haystee iska celiya. Dumarka dhig.
qof baytal xalal laku dhalay oo ilmo baytal xalal ah intu inayar oo somaliyada mel so dhiko iyado garanka lakala baxayo mu yidhahden nag isaqa aya laku qawiyey lascanod hadanu qof xaramiyaya ahayn oo ilmo sino ah moye wayo dee waxa layidhi ilmo sinada xaramika ah wax ka caybadan oo ka dhalecayn badan majirto ilayn waa xaramiye xadiskaba shekay shekadanuna waa shekadi horeba baraha bulshada uka socotay ee ay so matalen Xamdi Kalgacal iyo gabadhi ku bodaysay iyako isle aydun ku radsatan lacag oo ah lacag views laku radsanayey ee fake news wax itaa dhama dadka ulakalay wad sakhransantahayban umalaynaya markad qoraysid waxase oo maskaxdada qaliban in anad kala ogayn baban an umalaynaya haben iyo malin mida ad jogtide allaha u tobad celiban ku idhi lascanodna runti somaliland badhistay ee xamar may dhisin qof xamar ka qadhabtana dhisikarimayo sool oo xamal ka ah ha inaa warerinin hadaba arsaqad khayrqabta oo ta dhanta radso