Waxaa goordhawayd Magaalada laascaanood lagu dilay Labo qof kuwaaso lagu dilay xaafada Farxaskule ee Koonfurta Magaalada Laascaanood.
Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!Labada qof ee la dilay ayaa ah nin iyo Gabadh is qaba sida aan xogta ku helnay kuwaaso ku sugna xaafada Farxaskule ee Magaalada Laascaanood.
Maydka Labada Qof ayaa hada la geeyay Cusbitaalka weyn ee Laascaanood.
Lamaana la dilay ayaa ka soo jeeda Beelweynta Khayr Cabdi {Qayaad}
Wixii Faahfaahin ah wararkeena Danbe Kala soco Khaatumonews.com
Comments are closed.