Gaashaanle dhexe Cabdirisaaq Xasan Dalmar, oo ka mid ahaa Hoggaanka Maleeshiyaadka Somaliland ayaa saaka lagu dilay deegaanka Goroyo Cawl oo u dhow Boorama.

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

Askari ka tirsan Ciidamada uu xukumayay ayaa la sheegay in uu dilka gaystay.

Dalmar, ayaa ka mid ahaa Dhallinyarada Somaliland ee dalka Ethiopia tababarka ku soo qaatay sidoo kale waxa uu ka mid ahaa saraakiil uu sannadkii hore dalacsiiyay Muuse Biixi.