Dawlada soomaaliya ayaa wada qorshe Gobolka cayn lagu keenaayo ciidan kamid ah kuwa dawlada soomaaliya kuwaaso tiro ahaan lagu sheegay 3000 kun oo askari oo hubaysan qabana tababar xoogan,

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

Qorshaha ciidanka Buuhoodle lagu Keenaayo ayaa ah mid ay ka shaqeeyen siyaasiyiin iyo madax ka soo jeeda SSC.

Sida ay khaatumonews.com xogta ku heshay ciidankan ayaa la suga inay dhawaan dalka soo gaadhan gaara haan muqdisho kuwaaso tababar ugu maqna mudo sadex sano ah Dalka Eriteriya  waxaana ciidankaasi gaadhaya ka imaanaya Eriteriya  10 kun oo askar Iyadoo 3000 kun oo kamid ah la keenaya Buuhoodle.

Ciidankan 3000 kun ah ayaa u badan beesha Dhubahante kuwaaso soo qaatay Tababar cajiib ah oo dhinacyo badan

Comments are closed.