Waxaa caawa Magaalada Laascaanood ka socda Abaabul u wado ninka isaaq ee Laascaanood ugu magaacab jabhada SNM badhasaab kaaso gobolka sool kawada caawa abaabul bari lagu taageero in isaaq la siiyo aqoonsi iyo 30 xildhibaan ee Yuhuuda london kaga dooden in la Aqoonsado SNM,
Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!Laascaanood Bari SNM waxaa ka raacaysa fadeexad aan hore loo arag taaso caalamku isha ku hayo iyo somalida kalaba.
Gobalada Isaaq sida Burco Hargaysa Markay taageeraayen qadiyadan Dadka deegaankaasi ciida dhaqaaqday laakiinse Bari fagaaraha laascaanod ceeb aya ka dhacaysa waxaana halkaas SNM uga soo baxaya in gobolkan aanu marnaba aqbalay Jabhada SNM somaliduna waxay arkayan In gobolkaasi yahay mid ku jira gacan cadow una baahan xoreen,
SNM Bari laascaanood waxay guriga Badhasaabka ISaaq isugu keenaysa dumar wada Niqaaban iyo afar oday oo isku celcelis dad aan ka badneen 100 qof oo u badan shaqalaha snm ee laascaanood ayaa fagaare la isugu keeni doona.
Ma Fadeexad ka weyn ayaa jirta magaalo ay ku nool yihiin 350 kun oo qof in 100 qof laga Abaabulo u badan shaqaalaha isaaq.
Comments are closed.