Waxaa Maanta lagu waday in gudaha Buuhoodle uu ka dhaco shi r weyne Balaadhan oo Beesha Axmed Garaad uga hadlays arrimo badan.
Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!Shirka waxaa sidoo kale lagu kala qaadan laha qoomaha dad ku dhaawacmay dagaal beeleed ka dhacay Buuhoodle.
Hadaba shirkan ayaa waxaa baajiyay beeesha Aadan axmed gaar ahaan Reer hagar kuwaaso sheegay inay ka soo tashanayaan shirka hadii ay noqoto inay ka qeyb galana ay kuna xidhayan Shuruudo.
Comments are closed.