4 sano ayaa maanta ku Buuxda markii 2018 .1..20 maanto kale beesha guuleed garaad (Barkad) ku caleema saaratay Degmada Banyaal Garaad Cabdirashiid Waraabe Dheere…

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

Garaadka ayaa mudada ka shaqeeyay arrimaha nabada ugu horeyso in beesha Barkad iyo beelaha dariska sy yihiin inay nabad kuwada nolaadan ka feejignadan isku dirka dhulbahante dhexdiisa ah

Garaadka ayaa sidoo kale dhalinyaro faro badan usameeyay shaqo abuur kuwaaso ku kala sugan gobolada dalka

Garaadka Ayaa dhanka Amniga ku soo kordhiyay gobolka cayn cuduud ciidan oo xoogan iyo Gadiid kuwa dagaalka ah.