Horjoogaha SNM Muuse Biixi Cabdi ayaa saaka u dhoofay waddanka Ethiopia.
Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!Muuse Biixi ayaa sida la xaqiijiyay marti-qaad rasmiya ka helay Ra’iisul wasaaraha Ethiopia Abiy Ahmed.
Labada mas’uul ayaa lagu wadaa in ay Addis Ababa ku yeeshaan wada-hadallo ku saabsan xoojinta xiriirka iskaashi ee SNM iyo Ethiopia.
Sida aan xogta ku helnay Muuse Bixii ayaa looga yeedhay Itoobiya kadib markii la ogaaday in khalkhal amni ka soo food saaray Itoobiya xuduudka ay la wadaagto SNM kaaso maalmihii ugu danbeeyay lagu arkayay Xubno looga shakiyay Alshabab
Comments are closed.