Iyadoo dagaal lagu hoobtay oo dad gaadhaya 800 qof ku dhinten labada dhan uu ka socday Kalshaale ayaa Burco iyo Hargaysa la joogay iyadoo dadka la is dilaya yahay cadow soo jiren ah.
Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!Sababta Garoowe looga qaxaya maxay tahay iyadoo deegaanka ugu badan ee garoowe u yahay dhul ssc.
Garoowe in laga qaxa waa fulaynimo oo waliba ragii madaxda ahaa inay qaxan oo karaash ugu horeeyo su aasha aan iska weydiiyay ayaa ah war dhulbahantaha Nugaashu miyey ka fulaysan yihiin kuwa Hawdka.
Comments are closed.