Ugaas maxamuud oo kamid ah isimada dhulbahante ee ka mushahaar qaara jabhada SNM ayaa ku dhawaaqat hadal u muuqday mid looga soo dhiibay dhanka snm oo colaad hurin iyo siyasadeen colaada beelaha la siyasadeenayo ah kaga dhawaaqay saaxmaygaag.

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

Waa markii labaad ee ugaaskani colaad hurin iyo isku dir uu kaga shaqeeyo xaalada beelaha ciise maxamuud iyo xasan ugaas.

Comments are closed.