Shabakada Caalamiga ah ee Khaatumonews.com ayaa heshay tirada Guud ee Dagaalkii shalay dhexmaray maleeshiiyo beeleedka Sool iyo Nugaal kaaso ka dhacay Deegaanka Saaxmaygaag ee Gobolka sool.

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

Magaalooyinka Garoowe Iyo Laascaanood waxa lageeyay dhaawac tiro badan oo labada dhinac ah kaaso kor u dhaafay 80 qof oo dhaawac ah.

Dhanka kale Tirada dadka ku dhintay dagaalkaasi ayaa lagu sheegay in ka badan 25 qof oo dhimasho ah oo labada dhinac ah.

Khasaaraha guud ee Dagaalkan dhimasho iyo dhaawac ayaa ka badan 100 Ruux oo ah dad ehel iyo walaalo ah kuwaaso isku xasuuqay Goob Banaan ah,

Comments are closed.