Garaad Cabdirashiid Waraabe dheere oo kamid ah Golaha dhanka Dhulbahante ayaa hada ka hadlay Dagaal beeleedka Ka socda Duleedka Degmada Boocame Ee Gobolka sool.

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

Dagaalkaas oo khasaare badan sababay islamarkaana dad badan ku dhinten kuwo kalana ku dhaawacmen ayuu garaadku si adag uga hadlay.

Qoraal uu soo dhigay Barta uu ku leeyahay garaadku Facebook ayuu uga hadlay Xaalada Colaadeed ee ka taagan Deegaankaasi.