Dawlada Puntland ayaa ciidamo kala dhex dhigtay Beelo Walaalo ah oo ku dagaalamay Xuduudka Gobolada Sool iyo Nugaal halkaas oo mudo 4 bilood ah xiisad dagaal ka taagneed.
Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!Sarakiiisha ciidamada Puntland ayaa booqday maanta jiida beeluhu isku dilayaan iyagoo halkaas kula hadlay ciidmada Dawladu gaysay Deegaankaasi,
Comments are closed.