War Deg Deg Ah:Maydka iyo Dhaawaca SNM oo Buux Dhaafiyay Goojacade,

Kadib Weerarkii Xalay Ciidamada SSC ku qaaden Saldhiga maleeshiyada SNM ee Bariga laascaanood iyo Aqalka Gobolka ee SNM waxaa ka dhashay Khasaare xoogan oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac culus,

Dhaawaca iyo Maydka maleeshiyaadkii xalay Ciidamada SSC xasuuqen ayaa maanta lagu dabiibaya Saldhiga Goojacade ee Duleedka Laascaanood Jabhada Isaaq ku leedahay,

Wali wax war ah kama soo bixin Maleeshiyada Isaaq waxayna ku mashquulsan yihiin jabkii xoogana ee soo gaadhay maleeshiyaadkooda,

Xoogaga SSC ayaa ku sugan haatan meel aan saas uga fogen Laascaanood halkaasi oo wali laga dareemaayox xiisad Dagaal.

5 Comments

  1. Al-Shabaakii bilaa caqliga ahaa waxa uu ciidanka qaranku ka dhigay wax dhintay, la cuntay dabeetana la qabtay iyo in baxsatay. Hadii aanay sidaa ahayn bal adigu meesha ay u caymadeen dadka u sheeg. Car Khaatumonews hadii aad naago ay naago wacani dhaleen tihiin dadka idin akhrista u sheega meesha uu aqoonsigii jamhuuriyadda Somaiiland ka marayo dhanka dawladda Maraykanka. Waxa kale oo aad dadka u sheegtaan xusbiga cusub ee uu Mujaahid Kayse ka furtay WidhWidh.

  2. Khiyaali news.
    Meyd iyo dhaawac badan iyo dhirbaaxo weyn ayaa lagu dhuftey ayaad tidhi cadeynteedii maad soo raacisid hadey jirto arintaad sheegeyso.
    Mise xaaku waa iska riyo maalmeedkii aad nus qarniga KU jirtey.
    Keep dreaming.

  3. ninka leh jabhadii SNM miyuu illaawey in jjabhadeyn iyo dagaal lagaga horreeyey
    daraawiishtii ingiriiskii iyo duni oo dhan watey ragii dubtey buu ilaawey

  4. Adr horta runta hadii laga hadlo rer sool iyagaa halkaa isdhigay Kuwa wax werarayaana wa iga kula ladilayaana waa yaga markaa waxaan odhan lahaa war dad nol baad tihiine adr isku tashada

  5. Been badanaa kooxda falaagada ah ee uu hogaamiyo faysal falaago waa koox fulay ah intay xabado ridaan ayey yacaan waxbana ma dilaan gidaar cidlaa ayey rasaas la dhacaan waxba ma hubsadaan waayo ninku markuu baqayo waxba ma dili karo meeshana waxa joogaa waa ragii snm dhumalaysi iyo kabhadayn cidina waxba kaga qaadi mayso waxaad maqli doontaan maalin aan fogayn iyagoo gacanta ku dhigay hogaamiyaha kooxda argagixisada ah faysal falaago waxa maanta loo dhigayaa shabakadii uu soo gelilahaa

Comments are closed.