Waxaa maalintii todnaad la isku fahmi laayahay Ajandaha shirka Yagoori ee Beelaha Jaamac Siyaad iyo Ugaadhyahan kaaso mudo 10 maalin ah oo ergada labada Beelood isku fahmi laayihiin shirkaas.
Labo qodob ayaa la isku fahmi waayay sida uu warbaahinta khaatumo News u sheegay mid kamid ah cuqaasha Beesha ugaadhyahan.
Beesha ugaadhyahan ayaa ku doodaysa in shirka looga hadlo arrimaha deegaanka la isku hayo islamrkaana waxay doonasa beesha ugaadhyahan in shirkaasi uu soo dhexgalo maamulka snm kadibna deegaanada Beesha Jaamac siyaad ka sameeyen nugaasha sool.na la burbursho oo dhulkaas laga dhigo lama dagaan.
Halka beesha jaamac siyaad ku doodaso in shirka looga hadlo dhibaatadii dhacday ee dhiiga raga iyado beesha jaamac siyaad doonaso in deegaankeeda ay ku leedahay Dhabar dalool iyo Holhol in aan looga hadlin shirka islamarkaana dhulbahante soo dhexgalo.
Labada qodob ee la isku hayo shirka Yagoori ayaa ah labo qodob oo xaassaasi ah lagana cabsi qabo fashil ku yimaada shirka.
Dhanka kale Jabhada SNM ayaa dhankeeda kawada fashilinta shirkaasi oo guul u ah maadaba markasto labo beelood oo dhulbahante ah is dilan ay tahay guul siyaasadeed oo snm u soo hoyatay.
Very disappointed 😞 walaahay anigoo ah North states Somalia, chairman ka, kuna dhashay lascanood waan ka xumahay dadkan aan ka dhashay ee jaahiliinta ah oo ina kaahin isku dirayo jama siyaad iyo ugaadhan siyaad xaqligu ha shaqeeyo
Khiyaali news. Wuxu waa qabaal waana kabataan.