War Deg Deg Ah:Saleebaan Cali koore Oo lagu Xabadeeyay Hargaysa
December 14, 2021
Wasiirka wasaarada warfaafinta SNM salebaan yuusuf cali koore oo isku dayey in uu gudaha u galo golaha wakiilada SNM ayaa dib loo soo celiyay halkaasi.
Saleebaan Cal koore ayaa markii loo diiday in uu galo Aqalka Barlamaanka waxaa uu sameeyay Is difaacid wuxuuna isku dayay in uu xoog ku galo goobta balse waxaa Xabado kor ugu ridoy askar kamid ah Maleeshiyada Tabaacsan Mucaariidka SNM.
Arintan ayaa daba socota markii saaka wariyaasha tvga SNM laga saaray golaha wakiilada SNM
2 Comments
Kkkk been badan
kkkkkkk tolow khatumonews ma war kalo run ah oo ad shektad karan weyday ilayn wadikan baryan danbe been un shubaye mar ad tidhahdo somaliya diyarado loo kenay mantana maxanu kadhakaysana ma ninkii dhama ee masuliyadu sarnaydba larasaseyey wax aqlikala sheek waxusu qof waxgaradi ka aqbalimaye oo iskada bentu wa xarane