Qaar ka mid ah xildhibaannada mucaaradka iyo muxaafidka Golaha Wakiilladda Somaliland ayaa maanta isku fara saaray xarunta golaha.
Sidoo kale xildhibaano iyo ciidamo booliis ah ayaa isu dhacay, waxaana xarunta Golaha Wakiilladda Somaliland ka dhacday rasaas, iyadoo mid ka mid ah xildhibaannada xabsiga loo taxaabay.
Aduunkoodhan ayey ka dhacdaa lkn Hargaysa dagaal kama dhicin cinwaanka dib u hagaaji, takale dee qolyar oo baarlaman la yidhaa ayuu conflict ka dhacay
Daciif foqal daciif.
Afkaar ayaa la isku haya, waana sababta Somaliland uga horimarsantay Somalida kale oo dhan.
WAXAAD JECLAAN LAHADY DAGAAAL, HARGEISA KA DHACA, LAAKIIN KUGU GOONI ADIGA ISHA ALLAH.