Masuul kamid ah maamulka puntland ayaa guur ka Dalbaday haweenaydii reer hargaysa ee tidhi ma arki karo NIN hooyo leh.

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

Gudoomiyaha Gobolka Mudug Sanyare Nuur ayaa guur ka dalbaday gabadhii sodoh diidka ahayd. Sababtoo ah Hooyadiis waahore ayey dhimatay

“anigaa hooyadeey dhimatay ee haleeygu daro gabadhaan. intii mid hooyo leh ay isku wareeri lahaayeen. Ileen ma jiree nin Hooyo leh oo gabadhaan aqbali doona” ayuu yiri Gudoomiyaha Gobolka Mudug

Comments are closed.