Dawladda Turkiga ayaa Soomaaliya keentay qaar ka mid ah diyaaradaheeda aan duuliyaha lahayn ee Drones-ka loo yaqaano, kuwaasi oo hawlgallo ka fuliyay gudaha Soomaaliya.
Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!Wararku waxay sheegayaan in diyaaradahan Turkiga ee aan duuliyaha lahayni ay ku sugan yihiin qaybo ka mid ah gudaha garoonka diyaaradaha ee Muqdisho, iyagoo ilaa hadda sameeyay hawlgalo u badan xog-ururin, balse ma jiraan wax duqeymo ah oo ilaa hadda la sheegay in ay fuliyeen.