Gabadh Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Deeqa Dhalac ayaa loo doortay duqa degmada South Portland ee gobolka Maine ee dalka Mareykanka.

Waxay noqonaysaa Afrikaankii u horreeyey ee xilkaasi sare ka qabta gobolkaasi.

Waxay ka soo jeedaa gobolka Sool haweenaydan

2 thoughts on “Gabadh Dhulbahante ah oo Xil Sare ka Qabatay Dawlada Mareykanka”
  1. Asalaamu calaykum
    Illaahay waxaan kaaga baryayaa inuu xilka ku gu
    Asturo
    Kaano dhigo mid dalkeeda iyo gobolka maine iyo south porland wanaag ku soo kordhisa
    Aamin

  2. HANBALYO HANBALYO HAN BALYO DEEQA SOOMALI WAA DEEQA CABDI DHALAC WALAALE WAAN KUU HAN BAL 💖 ♥ ❤ 💕 💓 😍 💖 ♥ ❤ 😍 💖 ❣ 💕 💘 ❤ 😍 HAN BAL YEY NAYAA 100/100 TIMIS ANOO AH

Comments are closed.