Waxaa istaagay shirkii beelaha Jaamac siyaad iyo ugaadhyahan kaaso shalay lagu ibo furay shirqool dhiig badan ku daatay.

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

SNM ayaa furitaanka shirka ee shalay ku beegtay dagaal iyo shirqool kaaso sababay in shirku shalayna la kowsado shirqool maantana uusan halkiisi ka sii dhaqaaqin.

Qaar kamid ergada beesha ugaadhyahan oo la hadlay khaatumo News ayaa sheegay inay ku sugan yihiin Yagoori islamarkaana uu maanta istaagay shirku iyagoo sheegay in lagu war galiyay inuu furmaayo shirku maalmaha soo socda.

Comments are closed.