Maxkamadda maleeshiyaadka Jabhada SNM ayaa min 7 sannadood oo xadhig ah ku xukuntay afar Askari oo lagu helay in ay kufsadeen Gabadh yar oo 13 jir ah.
Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!Xukunkan ayaa saaka ka dhacay magaalada Ceerigaabo ee gobolka Sanaag.
Afarta Askari oo ka tirsan Booliska SNm ayaa Gabadhan yar ku kufsaday degmada Ceel-afweyn ee gobolka Sanaag.
Comments are closed.