Dawlada Mareykanka gaar ahaaan Safaarada Ay ku leedahay Dalalka Soomaaliya .Imaaraadka iyo Keneya ayay dhigtay Warqad ku saabsan in dawladahaasi ku sameeyaan Dabogal dhaqaale iyo mid amni Boqor Buurmadow,

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

Boqor Buurmadow oo si cad u taageeray Xoogaga ALshabaab ayaa noqonaya masuulkii ugu horeeyay ee Qirta inuu taageersan Alshabaab una Aqoonsan yahay Dawlad.

Boqorka Ayuu maraykanku sheegay in lagu sameeyo Dabagal halka dhaqaaluhu ka soo galo iyo amni ahaan,

“Soomaaliya waxay leedahay laba dowladood. Mid waa Dowladda Federaalka, Midda kalena waa Al-shabaab. Al-Shabaab ayaan maamulnaa” ayuu yiri Buurmadow oo ku hanweyn Warka Mareykanku ku daba socdo boqorka Ayaa ah hadalkaas

Comments are closed.