Madaxweyne Farmaajo Madaxtooyada Somalia 30 sano Kadinlb ku wareejiyay isaaq

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

Villa Soomaaliya oo loo magacaabay Agaasime BURCO kasoo jeeda Prof Maxamed Cabdullahi Ciise oo Madaxweyne Farmaajo goordhoweyd u magacaabay Agaasimaha Guud ee Villa Soomaaliya ayaa kasoo jeeda Magaalada Burco – ISAAQ – HABAR-YOONIS – REER XUSEEN

Dr. Mohamed Dheere, waa aqoonyahan Cilmiga Maadi iyo Diini ba aad u dhisan, wuxuuna noqonayaa 30, sanno masuulkii u horeeyey ee reer Somaliland ah oo loo magcaabo Agaasimaha Guud ee Villa Soomaaliya.

Comments are closed.