Hogaamiye Beeleedka Habar Jeclo Boqor buurmadow ayaa maanta lagu soo dhaweeyay Magaalada baydhabo ee caasimada koonfur Galbeed.

Wafdi uu hogaaminaayo Boqor Burmadow ayaa Maanta gaaray Magaalada Baydhabo, waxaana Garoonka diyaaradaha Shaati Gaduud ku soo dhaweeyey odayaasha dhaqanka kgs,wasiiro, Xildhibaano katirsan KG iyo Maamulka Gobolka Baay iyo kan Degmada Baydhabo.

Ujeedada safarka Boqor Buurmadow ayaa lagu sheegay in Maamulka Koonfur Galbeed iyo Shacabka uu ka raali geliyo dadkii Somaliland kasoo musaafurisay Magaalada laas-caanood.

Buurmadow ayaa beesha isaaq ka bari yeelaya foolxumada ka dhacday laascaanood wuxuuna dusha usaraya beesha dhulbahante.

4 thoughts on “Boqor Buurmadow Oo Baydhabo Ka Dagay si uu Dusha uga saaro Foolxumadii laascaanood ka Dhacday Dhulbahante”
  1. hooyadis dadkii dhalay waa ka xishoon laha ileey iyo hawiye kama gadeen naceybka daarood u qabo nidamkii kacaanka ragii madaxda ka aha waxeey ubadnaayee kuwaas usudulaynaayo dufkubax

  2. horta khatumow miyanad ahayn qoof illahayba in ujiro garanaya war dhulbahante dad sharafle weyane odaykan ad beenta ka shekaysidna iskanabadkali isakabay dhalen dhulbahante oo hoyadi macan ay ahaydee oo iskada bentan ad ku shaqaysanayso ee an waxba kajirin ceeb weyan waxasuye allaha kacabsodo

Comments are closed.