War Deg Deg Ah:-Jabhada SNM oo Laascaanood ku xidhay Culimo Buuhoodle ka timid

Somaliland oo laascaanod ku Xidhey Qaar kamid ah Culimada magaalada Buuhoodle oo ay kamid yihiin Shiekh omar soodani oo kamid ah Culimada ugu Waaweyn Gobolka Cayn iyo Gudoomiyihii Dacwada Gobolka Cayn Sheikh maxamed abdilaah iyo Sheikh abdirisaaq Gacamey ayaa maanta lagu xidhey magaalada lascanood.


Culimada ayaa ka kacey masaajid kamid ah kuwa magaalada lascanod sheegayna Somaliland Dhibaatada ka Deyso magaalada laascaanpod.


Kadibna gurigii ay ka deganayen ayaa isla markii ay masaajidka ka soo baxeen isweer laga qabtey.

1 Comment

  1. Sheekadu waa iska sahlantahay waa in lasooqabqabtaa rag ragaas udhigma oo yagana sidda ugu dhakhsaha baddan loo xidhxidhaa.
    Somaliddu waxay tidhaahdaa qaniinyo,qaniinyaa kaafujisa.
    Wallee inaanay keligood xidhnaanayn haddii Allah idmo.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *